DEG DEG:-Wareega Koowaad ee codeynta Xildhibaanada Hir-Shabeelle oo soo gaba gaboowday

Waxaa goordhow soo gaba gaboobay Codeynta Wareega Koowaad ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle iyada oo inta badan ay codeeyeen 97 xildhibaan oo howlka doorashada ku sugan.

8 Musharax ee u halqan taagaya in uu midkiisaba isagu guuleesta ayaa waxaa kala saari doona Xildhibaanada Hir-Shabeelle,waxana hada bilaabatay tirinta codadka

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media