DEG DEG: Wafdi uu la socday Shariif Xasan Sheekh Adan oo Qarax lala eegtay

Wararka imaanaya Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Laba Qarax oo xoogan lala eegtay Wafdi uu la socday Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan.

Madaxweynaha waa uu ka badbaaday Qaraxyada sida uu Dalsan u xaqiijiyay Afhayeenka Maamulkasi Cabduqaadir Cashara Nadaara.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor