Deg Deg; Ugu Yaraan 5 Ruux oo Ku Dhimatay Dagaal Dhexmaray AMISOM iyo Al Shabab

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda AMISOM Gaar ahaan Kuwa Itoobiya iyo Al Shabab inuu ka qarxay Degmada Rabdhuure Ee Gobolka Bakool.

Dagaalka waxa ku geeriyootay inta la xaqiijiyay ku dhawaad 5 Ruux oo ka kala tirsan Dhinacyada Dagaalka uu u dhaxeeyo.

Dagaalka ayaa Bilawday kadib Markii Al Shabab Weerar gaadmo ah ay ku qaadeen Askar ka tirsan Howlgalka AMISOM.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor