DEG DEG: Ugu yaraan 30 qof oo laga cabsi qabo iney ku dhinten badda Mediterraneanka

Ugu yaraan 30 qof ayaa laga cabsi qabaa iney ku dhinten badda Mediterraneanka kadib markii ay degtay doon ay dadkasi la socden.

BBC ayaa sheegeysa in 77 qof oo kale ay soo badbaadiyen ciidamada badda ee midowga Yurub.

Ciidamada badda Talyaaniga ayaa shalay badbaadiyay 562 oo muhaajiriin ahaa kadib markii ay degtay doontii ay la socdeen.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor