DEG DEG: Tiradda Dhaawacyadda Lageeyay Cisbitaalka Madiina Oo Sii Kordheysa

Waxaa sii kordhaya dhaawacyadda la geeyay cisbitaalka madiina ee magaaladda Muqdisho kuwaas oo waxyeelo ay kasoo gaartay weerar ay Al Shabaab Ku qaadeen Hotelka Saxafi.

Wariyaha Radio Dalsan Farxiyo Maxamed Xuseen Oo Ku sugan Cisbitaalka ayaa soo warineysa in cisbitaalka lasoo gaarsiyay dad aad u daran.

waxaa ay shaacisay in ay aragtay dhaawacyo gaarayaa ilaa 21 qof inkastoo ay ka badan karaan tiradaasi.

Dhinaca kale waxaa dhaawac uu soo gaaray Taliyahii hore ee ciidamada Lugta dowladda Soomaaliya Cali Caraaye Cosoble Gacma Dulle.

Lasoco Faahfaahinta:

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor