DEG DEG:-Thaabit oo kafaala qaaday Nolosha Caruur ay Hooyadood ku geeriyootay Qaraxii Daaru-Shifa

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay kafaalo qaadeen Xaalada Cafimaad Saddex Caruur ah oo ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay afaafka hore ee isbitaalka Daaru-shifa.
Thaabit ayaa sheegay in Caruurtan ay  Hooyadood  ku geeriyootay qaraxaasay,islamarkana  uu ku booqday isbitaalka ayna kafaalo qaadeen daweynta iyo ka warqabka Xaaladooda.
 
Caruurtaan ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Maxamed, Cabduqaadir iyo Mustaf,waxa ayna u baahan yihiin daryeel dhanka Caafimaadka ah iyo damaanad qaadka noloshooda.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media