DEG DEG :Taliyaha Xooga Dalka Turkiga ayaa Goor Dhaw Muqdisho ka so dagay

Taliyaha ciidanka Xooga Turkiga iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaarey Muqdisho,iyadoo uu soo dhaweeyeyTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

imaatinkiisa ayaa loo malaynayaa iney la xiriirto furitaanka xerada ciidamada Turkiga ee Muqdisho .

la soco wixi so Kordha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor