DEG DEG: Taliyaha Ciidamada Militariga oo Xilka laga qaaday

Golaha Wasiiradda Xukuumada Soomaaliya ayaa Xilka ka qaadis ku sameeyay Taliyaha Ciidamada Militariga Soomaaliya Daahir Adan Cilmi Indha Qarshe waxana Xilkasi loo Magacaabay Jen. Maxamed Aadan.

Xilka qaadistan waxa soo jeediyay Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini.