DEG DEG: Shirka Wadatashiga Doorashooyinka oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho

waxa goor dhaw si rasmi ah u furmay Shirka Wadatashiga Doorashada 2016 Ee laga filayo in ay ka qabsonto Soomaaliya waxa imminka qudbeenaya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka ayaa ka furmay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxana ka qeygalaya Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya,Masuuliyiinta Maamul goboleedyada Dalka iyo xubno ka socda beesha Caalamka.

xasaseddex sawirro afar

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor