DEG DEG : Shiikh Cali Wajiis iyo Xasan Xundubeey oo laga so saaray gudaha hotelka

Waxa la so badbaadiyey goor dhaw Sheikh Cali Wajiis Oo ah caalim weyn oo aad looga yaqaano magaalada Muqdisho iyo Muxalilka Xasan Xundubeey.

saraakiil NISA ah aya Dalsan u xaqiijisay waxaase wali la’yahay dad badan oo gudaha hotelka ku jira

la Soco wixi so kordha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor