DEG DEG:-Shariif Xasan oo Goordhow ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Goordhow Magacaabay Xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 24 Wasiir iyo 24 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru dowlayaal kuwaas oo dhamaantood noqonaya  ilaa 57 Xubnood.

Sidoo kale waxa uu Magacaabay 9 Wasiiro dowlayaal,waxaan Madaxweyne Shariif Xasan uu ugu baaqay in xildhibaanada ay ansixiyaan.

Madaxtooyada Maamulk Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo bandhigay Magacyada iyo xilalka Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed.

Goordhow la socda Magacyada Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media