DEG DEG: Seddex ruux oo ku dhawaacmay dibad bax ka dhan Madaxweyne Xasan Sheekh

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan seddex ruux ay ku dhaawacmen dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sida wararka ay sheegayan.

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in odoyaasha dhaqanka ee goboka Hiiraan iney isku khilaafen kulan qaarkood ay la qaaten Madaxweynaha.

Ciidamada Ammaanka ayaa la soo sheegaya iney furen rasaas xoogan oo ay ku kala ceyrinayan dibad baxayaasha sida Wariye Madax banaan oo ku sugan Beledweyne uu u sheegay Radio Dalsan.