Deg Deg: Sarkaal Ka Tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo Lagu Dilay Muqdisho

Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Kooxda Al Shabab ayaa goor dhaw ku toogtay Degmadda Dharkenley Ee Magaaladda muqdisho Anwar xajji Dayib oo ah Sarkaal dhinaca  Maaliyada u qaabilsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Kooxda oo bistoolado ku toogtay Sarkaalka ayaa isagga baxsaday Goobta Dilka uu ka dhacay.

ma jirto faahfaahin badan oo la xiriirta Dilka Sarkalkan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor