DEG DEG: Sarkaal ka tirsan Nabad Sugida oo lagu dilay Muqdisho

Koox hubeysan ayaa goor dhaw ku dilay Sarkaal ka tirsan Hey’adda Nabad sugida NISA agagaarka isgoyska Ceel Gaabta ee Degmada Xamar Jajab.

Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jiray Mahad Ibrahim Maxamed waxa toogtay rag hubeysan oo gaari kale ku hor gooyay gaarigiisa sida goob joogeyaal ay Dalsan u sheegen.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor