DEG DEG: Sargaal Ka Tirsan Dowladda Oo Ka Badbaaday Qarax Loogu Xeray Gaarigiisa

Sargaal ka tirsana maamulka gobolka Banaadir oo magaciisa lagu sheegay C/Xakiin Maxamed Haadi ayaa ka badbaaday miino loogu xeray gaarisiisa.

Gaariiga ayaa ku qarxay degmadda Waaberi ee gobolka banaadir waxaana la sheegay in xilliga uu qarxayay gaariga  uusan saarneed sargaalka.

Lama werin khasaaraha ka dhashtay qaraxaasi.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor