DEG DEG: RW ku xigeenka Soomaaliya oo sheegay iney waqti badan qaadan doonto ka adkaanta Al Shabab

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay muddo dheer ku qaadan doonto ka adkaanta Al Shabab ka hor inta aysan ka guuleysanin.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa sidaasi ku sheegay Wareysi gaar ah oo uu siiyay Idaacada BBC Somali.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor