DEG DEG : Qofki 23-aad oo ka mid ah ergadi Galmudug oo caawa Muqdisho lagu toogtay

Allaha u naxariisto Xaliimo Cilmi oo ka mid aheyd ergadii Galmudug kusoo doortay xildhibaanada Somalia ayaa caawa lagu toogtay gudaha Carwo ay kulaheyd xaafada Seybiyaano ee dagmada Hodan,

Xaliimo waa qofkii 23 aad oo ka mid ah ergada Galmudug oo Xamar lagu dilo, kooxda dishay ayaa baxsatay sida wariyaheena Baxnaaniye uu soo sheegayo.

Ciidamada NISA ayaa gaaray goobta dilka ka dhacay inakstoo aysan cidana qaban.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor