DEG DEG: Qof Miino isku soo rakibay oo isku Qarxiyay Hooyooyinka

Qarax Xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay Maqaaxida The Village ee ku taalla Dhismaha Hooyooyinka Ee Magaalada Muqdisho.

Qof isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa isku qarxiyay gudaha Maqaaxida oo ay ku sugnayen Saxafiyiin badan.

Ugu Yaraan Hal ruux ayaa ku dhintay qaraxa sida laga soo xigtay Hey’adda Nabad Sugida Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor