DEG DEG : Qodobada Heshiiska Kenya iyo Soomaaliya

HORDHAC: Waxyaabaha ay ku heshiiyeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya.
1. Heshiiska labada dal u dhaxeeya ee JCC oo la cusboonaysiinayo.
2. Laba toddobaad gudahood oo duulimaadyada Mog-Nairobi dib loo billaabayo (Wajeer lama soo maraayo)
3. Baasaboorrada Service iyo Diplomatic ee Soomaaliya oo visaha Kenya lagu siin doono ON ARIVAL ama garoommada Kenya.
4. Kastamka Xudduudaha Beled Xaawo iyo Mandheere oo dib loo furi doono. Iyo arrimo kale.