DEG DEG: Qaraxyo xoogan oo laga maqlay Degmada Baardheere

Qaraxyo xoogan ayaa goor dhaw laga maqlay bartamaha Magaalada Baardheere Ee gobolka Gedo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Qaraxyada lala eegtay Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor