DEG DEG: Qaraxyo iyo Weerar xoogan oo lagu qaaday Xerada AMISOM Ee Ceel Cade

Wararka ka imaanaya Deegaanka Ceel Cade Ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qaraxyo xoogan iyo Weerar toos ah lagu weeraray Xerada Ciidamada AMISOM,Kenya ay ku leeyihiin Ceel Cade.

Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyada Weerarka,waxaana baraha Bulshada Ee Al Shabab taageera lagu soo qoray in Xarakada Al Shabab ay la wareegtay deegaanka Ceel Cade.


About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor