DEG DEG: Qarax xoogan oo lala eegtay Masjid ku yaalla Beledweyne

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Qaraxa oo ahaa bam gacmeed ayaa lagu tuuray Masjid ku yaalla Magaalada Beledweyne sida ay wararka sheegayan.

Ugu yaraan 2 ruux ayaa la soo sheegayaa iney ku dhinten Qaraxa waxaana jira dhaawac intaasi ka badan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor