Deg Deg: Qarax Xoogan oo Lagula Eegtay Ciidamadda Dowladda Deegaanka Xawa_Cabdi

Qarax Xoogan oo Miino ahaa ayaa goor dhaw lagula eegtay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Deegaanka Hawa Cabdi Ee Duleedka Magaaladda Muqdisho.

Ugu Yaraan Lix askari ayaa ku geeriyootay Qaraxa sida dadka deegaanka ay Radio Dalsan u sheegeen.

Qof goob jooge ah oo diiday inan Magaciisa adeegsano ayaa sido kale noo xaqiijiyay in Ciidamadda Nabad sugida lala Eegtay Qaraxa.

Waxii faahfaahin ah Halkan ayaad kal socon Doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor