Deg Deg; Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Maqaaxi Weyn oo Ku Dhaw Madaxtooyadda

Ugu yaraan Laba Ruux ayaa ku dhimatay Afar kalena waa ay ku dhaawacmeen Qarax Xoogan oo ay Al Shabab la eegteen Maqaaxi caan ah oo ka soo Horjeeda Hotelka Central oo lagu Magacaabo Panooda Restaurent.

Dadka dhaawacmay iyo kuwa geeriyooday waxa ay u badan yihiin Dad ka cunteynayay iyo Maamulka Maqaaxida.

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Goobta Qaraxa uu ka dhacay oo aan ka fogeyn Madaxtooyadda Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor