DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Baardheere

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax Miino lala eegtay Ciidamad AMISOM gaar ahaan Itoobiyanka iyo kuwa Dowlada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa dhaliyay Khasaare xoogan oo isugu jirta Dhismasho iyo dhaawac inkastoo aan weli la sheegi karin.

Ciidamada ayaa sameeyay Howlgal kooban kadib Qaraxa mana jiro weli cid sheegatay Masuuliyada Weerarka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor