DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Agagaarka Garoonka Beledweyne

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay Iridka hore Ee Garoonka Ugaas Khaliifa Ee Beledweyne.

Warar kale ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhashay Laptop uu sitay qof kamid ahaa Rakaabka mid kamid ah Diyaarada Soomaaliya ka howlgala.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor