DEG DEG: Qarax xoogan oo goordhaweyd ka dhacay Muqdisho

Qarax aad u xoog badan ayaa goor dhaweyd laga maqlay magaaladda muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday hotel-ka Naaso hablood oo ku dhaw isgoyska KM4 ee magaaladda muqdisho.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

Warar hoose ayaa sheegaya in hotel-ka ay ku jiraan rag ka tirsan Al shabaab inkastoo warkaasi aan wali la xaqiijin.

Wixii kusoo kordha halkan kala soco.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor