DEG DEG: Qarax Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Kismayo

Qarax xoogan ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaweyd uu ka dhacay Maqaaxi Ku taala Magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubadahoose.

Maqaaxida uu qaraxa ka dhacay ayaa la tilmaamay in ay fadhiyeen dad aad u farabadan oo ay ku jiraan Askar ka tirsan Maamulka Jubaland.

Faahfaahinta Halkan Kala Soco.