DEG DEG: Askari Ka Tirsanaa Maamulka Jubbaland oo isku Qarxiyay Xarun Ciidan Magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Qarax Culus uu ka dhacay Xarun Ciidamada Dowladda ay ku tababartan Magaalada Kismaayo.

Qaraxan waxa Barteeda Twitterka ku xaqiijisay AMISOM oo sheegtay In qaraxa uu jiro balse ay sida ugu dhaqsiayaha badan ku soo gudbin doonan khasaaraha qaraxa.

Qaraxa waxa lala eegtay Jaamacada Kismaayo oo fariisin u ah Ciidamadda AMISOM iyo kuwa Maamulka Jubbaland.

Askari Ka tirsanaa Jubbaland ayaa la xaqiijiyay inuu ahaa qofkii isku qarxiyay xaruntasi isaga oo adeegsanayay Gaari Nooha.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor