DEG DEG:- Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ayaa ayaa goordhow waxaa laga maqlay inta badan jugtiisa degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Qaraxaan ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen in uu ka dhacay Saldhigga degmada Warta-Nabada,isla markaana qaraxa kadib ay maqleen Rasaas halkaasi ka dhaceysa.

Weli Macada nooca uu qaraxa ahaa balse ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay.

Goordhow kala socda Faah faahinta Radiodalsan.com.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media