DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay duleedka degmada Balcad

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in goOrdhow duleedka degmadaas qarAx lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxaas uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah,isla markaana lala eegtay kolonyo ay a socdeen ciidamada AMISOM xili ay marayeen Halka loo yaqaano Haansheekh ee duleedka Balcad,iyaga oo ku sii jeeday Magaalada Jowhar kuwaas oo ka baxay Muqdisho.

Waxaa jira khasaaro ka dhashay qaraxaas in kastoo aan weli lacadeyn,balse waxaa lagu soo waramayaa in haatan Goobtii uu qaraxa ka dhacay ay ku hakadeen kolonyada ciidamada AMISOM,iyaga oo wadadaasi xiray.

Wixii ku soo kordha kala socda Radio Dalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media