DEG DEG Qarax Gaari oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqidsho

Waxaaa goor dhow qarax gaari oo xoogan uu ka dhacay meel ku dhow taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere, gaar ahaan ka soo horjeedka dhismaha ay dagantahay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumada, halkaas oo ay ku taalo maqaayad laga cunteeyo, oo lagu magcaabo Damqo oo la sheegay inuu qaraxa ka dhacay.

Halka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxyar u jirta wasaaradda Amniga, ilaa iyo hadana lamaga oga Khasaaraha ka dhashay qarxaas oo waxyar ka hor dhacay.

Kala soco faah faahinta iyo wixi soo kordho halkan.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media