DEG DEG: Qaar Kamida Xidigaha Geeska Oo Lagu Xeray Hargeysa

Ciidamadda amaanka Maamulka somaliland ayaa lagu soo waramaayaa in magaaladda Hargeysa ay ku xereen qaarkamida fanaaniinta Xiddigaha geeska oo saldhigoodu yahay Magaaladaasi.

Xariga Xiddigaha Geeska Waxaa Xaqiijiyay Gudoomiyaha kooxdaasi Xasan dhuxul Laabsaalax.

Fanaaninta La Xeray ayaa waxaa ay kala Niyihiin:

1- Nimcaan Hilaac

2- Xamdi Quen

3-C/raxmaan Oday

4-Maxamed Cirro

Xariga Xiddigaha ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo habeenkii ciida ay bandhigfaneed ku qabteen Magaaladda Muqdisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor