DEG DEG: Puntland oo aqbashay Nidaamka 4.5 ee Doorashada dalka

Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa goor dhaw isku raacay in Doorashada Sanadkan ee 2016 lagu galo hanaanka 4.5 oo ay markii hore diidaneyd Puntland.

Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya ayaa bartiisa Twitter ku qoray in heshiis la gaaray goor dhawna uu soo bixi doono warsaxafadeed sharaxaad ka bixinaya nooca heshiis ee la gaaray iyo qoddobada ku jira heshiiskasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor