DEG DEG: Meydka Gabar Xubno ay ka Maqan yihiin oo laga Helay Boosaaso

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Booliska Puntland ay ka helen Guri ku yaalla Magaalada Boosaaso Meydka Gabar 1 Sanno jir ah oo hore loo afduubtay.

Ma jirto faahfaahin badan warkan la xiriirta Booliska ayaana sheegaya iney Baaritan ku sameyn doonan dhacdadasi.