Deg Deg: Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Toogatay Shuceyb Ibrahim

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Saakay Xukun Dil ah ku fulisay Laba Xubnood oo hore Uga Tirsanaa Kooxda Al Shabab.

Ragga la toogtay ayaa kala ahaa Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi oo hore U dilay Xildhibaano ay kamid ahaayeen

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd

Xildhibaan Saado Cali Warsame

Xildhibaan Aadan Maxamed Cali “ oo Caan ku ahaa Sheekh Aadan Maddeer

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor