DEG DEG: Maxkamad ku taala Hargeysa oo amartay in la sii daayo Fanaaniinta Xidigaha Geeska

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacada Dalsan ayaa sheegaya in Maxkamad ku taala Magaalada Hargeysa ay amar ku bixisay in la sii daayo fanaaniinta Xidigaha Geeska oo xiran Maalintii Seddexaad.

Maxkamad Hargeysa ayaa shalay diiday dhageysiga Dacwada Hoboladan iyada oo sheegtay in aysan weli arkin dacwad sax ah oo lagu qaadi Karo Fanaaniinta Xidigaha Geeska waxa ayna amartay in dib xabsiga loogu celiyo muddo toddobaad ah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor