DEG DEG :Markab Sida 500 oo Konteenar oo halis ugu jira inu dago dacalka Dekedda Muqdisho

Wararka ka imaanaya dekeda Muqdisho ayaa sheegaya in markab xamuul ah oo u rararn gabasato Soomaaliyeed ayna saaranyihyiin uu halis ugu jiro inuu kiido ama dago mel dacalka ku heysa dekeda Muqdisho sida uu idaacada Dalsan u xaqiijiyey maareeye ku xigeenka dekeda Muqdisho C/raxmaan Cagaweyne .

Caagweyne ayaa u sheegay Radio Dalsan inuu socdo gruamad lagu badbaadinayo hantidaas ay leeyihiin ganacsatada Soomaliyeed .

Wareysiga oo dhamastiran goor dhaw la soco.