DEG DEG: Mareykanka oo xaqiijiyay in Dagaal toos ah uu la galay Al Shabab

Sarkaal u hadlay wasaarada difaaca Mareykanka ayaa u sheegay telefishinka CNN in Ciidamada Mareykanka ay dagaal la galeen kadib duqeyn dhinaca cirka oo ay la eegten fariisimo Al Shabab ay leeyihiin sida aan ka soo xiganay telefishinka CNN.