DEG DEG : Mareykanka oo War cusub ka so saaray dadki lagu dilay Bariire (Warbixin)

Taliska Dhexe ee Xarunta USAFRICOM ayaa war ka soo saaray weerraki 25 -kii August ka dhacay Bariire , waxaana ay ku sheegeen war ay Twitterk -kooda so dhigeen in dadki la laayey ay ahaayeen cadow.

Warka ayaa lagu sheegay in dawladda Mareykanka ay baaritaan sameysay ayna ku ogaatay baaritaankaas in dadkaas ay ahaayeen dad hubeysan oo cadow ah .

Warbixintan ayaa ka hor imaaneysa warbixin ay dawladda soo saartay oo aheyd dadkaas iney dad rayid ahaayeen oo walibana lo balanqaaday magdhaw inakatoo aan wali ogeyn in la bixiyo iyo in kale .

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor