DEG DEG: Mareykanka oo sheegtay Masuuliyada Weerarkii Awdhiigle

Saraakiil ka tirsan Dowlada Mareykanka ayaa u sheegay Wakaalada Warar AFP in Diyaaradaha Mareykanka iyo Ciidamo dhulka ah ay Xalay weerar culus ka fuliyen Degmada Awdhiigle.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor