DEG DEG: Mareykanka oo Codsaday in Lagu Wareejiyo Saraakiil Ka tirsan FIFA

Dowladda Mareykanka ayaa ka codsatay Dalka Switzerland inuu ku soo Wareejiyo Dalka Mareykanka 7 Sarkaal oo ka tirsan Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka Ee FIFA.

Saraakiishasi waxa loo xeray Eedeymo la xiriira Musuq maasuq bishii May Ee Sanadkan.

Mareykanka ayaa bilaabay qorshaha lagu xer xeray Xubno badan oo ka tirsanaa FIFA.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor