DEG DEG: magacyadda Seddexda Musharax ee soo gudubtay iyo kuwii Haray

Musharaxiinta ku tartami doona Wareega Labaad

1-Cabdikariin Xuseen Guuleed 29 Cod

2-Axmed Macalin Fiqi 29 Cod
3-Axmed Cabdisalam 12

Musharaxiinta Isaga haray Doorashadda.

1-Maxamed Cilmi Afrax 10

2-Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) 6 Cod
3-Xasan Nuur Qalaad 3 Cod

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor