DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Mooshinka aan lagu Dumin Karin Horumarka Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sameysay horumar fiican balse ay jiran dad doonaya iney carqaladeyan.

Madaxweynaha oo shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa intaasi raaciyay in Dhowr qof oo burburin dooneysa aysan joojin karin Horumarka Soomaaliya.

Waxaad halkan ka heli doontan Shirka jaraa’id ee Madaxweynaha marka uu soo idlaado insha allah .

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor