Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow Magacabay Golaha Wasiirada Cusub oo mudo laga sugayay
Xubnaha uu Magacaabay ayaa ka kooban 22 Wasiir 22 Wasiir ku xigeeno iyo 8 Wasiiru dowlayaal,kuwaas oo u badan Wasiiradii hore waxayna dhamaantood noqonayaan 52 Wasiir.
Magacaabista kadib Madaxweyne Xaaf ayaa Xildhibaanada ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirada.
Qoraa Cabduqaadir Jakaarta
Goordhow la socda Magacyada xubnaha Golaha Wasiirada