DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Cadaado

Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa goordhaweyd gaaray magaaladda Caado ee gobolka Galgaduud.

Wafdiga madaxweynaha ayaa hadda ku sugan garoonka diyaaradaha Cadaado waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Wafuud kala gadisan oo ka qeyb galaya Caleema Saarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Wixii Kusoo Kordha Halkan Kala Soco: