Deg Deg: Madaxweynaha Puntland oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyaha Gobolka Mudug

Madaxweyanaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xilka ka qaaday Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac oo loo yaqaano Tigey isaga oo lagu Badalay Kornel Cabdiqaadir Shire Faarax.

Gudoomiyaha Xilkasi loo Magacaabay Kornel Cabdiqaadir Shire Faarax ayaa ku noolaa Muddoyinkii Dambe Dalka Mareekanka waxana uu hore uga Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Ila Wareedyo ku dhaw dhaw Madaxtooyadda Puntland ayaa sheegaya in Xilka qaadista oo aan weli lagu dhawaaqin ay tahay mid xaqiiq ah.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor