DEG DEG: Macalin Mourinho oo loo magacaabay macalinka Manchester United

Macalinkii hore ee kooxda Chelsea Macalin Jose Mourinho ayaa loo magacaabay macalinka cusub ee Manchester United sida aan ka soo xiganay SKY sports.