DEG DEG: Lix Wasiir oo iska Casilay Xukuumada Somaliland

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan  6 Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iney iska casilen Xilalkii ay hayen.

Wasiirada iscasilay waxa kamid ah wasiirka madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan, wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdi Aw daahir Wasiirka arrimaha dibedada Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Axmed Xuseen Caydiid.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor