DEG DEG: hal Ruux Oo Goor Dhaweyd Laga Afduubtay Magaalada Cadaado

Kooxo Hubeysan Oo Aan Haybtooda La Garaneyn Ayaa Maqaaxi ku Taala Magaalada Cadaado Waxaa Ay Ka Afduubteen Labo Ruux Oo Maqaaxida ku sugnaa.

Afduubka Inta Uusan Dhicin Ka hor waxaa Rasaas Laga Maqlay Magaaladaasi.

Ilaa Iminka Lama Xaqiijin Dadka Ka Dambeeya Afduubkaasi.

Magaalada Cadaado Waxaa Ku sugan Ergooyin Ka qeyb Galaya Shirka Maamul Usameynta Goboladda Dhexe.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor